
waxa uu ahaa nabadoon ka caan ah gelyiga somalida, waxa uu kucaan baxay deeqsinimo,dhexdhexaadin iyo heshiisiin.
taariikhda nabadoonka oo dhamaystiran dhowaan ayaanu kusoo baahin doonaa , baraha bulshada. insha allah . idinkuna wixii aad taariikh ka haysaan fadlan nala wadaaga KUNA SOO DIRA GALAYDHKA@GMAIL.COM