Ereyo cusub Erayada cusub macnahooda
1. Wuu is-rifayaa………………………………………….
2. Waad igu liin-baxday…………………………waad iga hadhi weyday
3. Yaa la socda…………………………………………… yaa taageersan
4. Waa loo raran yahay……………………………..uur baa loo leeyahay
1. Nadiif baan ahay………………………………………………………lacag ma haysto
2. BBC-da og………………………………………………………………….qofkastaog
3. Lugtuu aastay……………............……………………………………wuu guursaday
4. Waa loo qayilay…………………………………………………… waa la khiyaameeyey
5. Baddaa ku kacsan…………………………………………………. Wuu lacag la’yahay
6. Waa lala soo darsay……………………………………………….jacayl baa kudhacay
7. Tacsibaa u taal……………………………………………………….waa lala guursaday
8. Afkuu furtay…………………………………………………………………wuu caytamay
9. Dhiiqaduu cabay……………………………………………………………wuu ceeboobay
10. Noobaandhee……………………………………………………………aynu is-dhagaysano
11. Waa laga lushaa………………………………………………………..waa la jecelyahay
12. Nalbuu shitay…………………………………………………………………sirtiisuu sheegay
13. cid kale ayey u rarantahay ..…………………………………qof kalay la sheekaystaa
14. naftay dhigeen……………………………………………………………way tahriibeen
15. badduu galay….........………...............………………………………balwad ayuu yeeshay
16:jeebiisaaqoslaya……………………………………………………………waaodaylacaghaysta
17. gaadhigayga maaha…………………………………………………….kama helo noocan
18. shahaadaa loo dalbay……………………………………………dhaawac baa gaadhay
19. miisaan ayaa saran………………………………………………meel baa laga haystaa
20. jilbuhuu aastay……………………………………………………caruurbuu dhalay, aabo
21. googleweeyi…………………………………………………….waxba lagama qarin karo
22. timuhuu daystay…………………………………………..wuu waashay
23. hawo ayuu soo doontay……………………………………….Dibada ayuu ka yimid
24. gacantaa dheeraatay………………………………………wuu shaxaad badatay
25. yaa ku lug leh……………………………………………………………….macquul maaha
26. maskaxduu furtay…………………………………………...maandooriyuu soo cabbay
27. cirkuu galay…………………………………………………………….wuu dhoofay
28. wuu ku qarxiyey……………………………………………………….wuu ku caddeeyey
29. luuq buu ku jiraa…………………………………………………….wuu guursaday
30. wuu tigtigan yahay………………………………………………….. .waa tahriib
31. yaasiin kaa dhaafay…………………………………………………miinaa la qaraxday
32. wuu baxsan yahay………………………………………….. sheekada lama socdo
33. ducadii ma timid……………………………………………biilkii ma yimid.
No comments:
Post a Comment