kalsoonidu waa tubta soosan ee lagu gaadhi karo guusha.
kalsoonidu waa taayirada ay kusocoto gebi ahaanba nolosha qofku.
is ictiraaf oo isku qanac, siaad u kastabato kalsooni buuxda oo kugu hagi karta guusha iyo waxa aad tahay adigu.
iska ilaali shakiga badan waayo waa dumiyaha kalsoonida .
qof aan isku kalsoonayn waxa uu ka dhigan yahay , qof ka quustay nolosha iyo mustaqbalkeega,
xamil warqada dhibkastoo kugu soo korodha ogaw in ilaahay kuugu talo galay maalinkii lagu abuuray sidaasna ugu qana waxkastoo ku asiiba qirna in ay tahay qadar rabi.
hadaba anoo sidaa kugula talinaya, kuna tusaya waxa aad tahay waa nigii idhi:
Nacayb shakhsigaaga
kadaaa nagnagaadka
nusqaanta hankaaaga
kadaaa nihnihaalka
niyaysi xumaaanta
kadaaa nabsi baaska
garwaaqso naftaada
inaad tahay noole
nimcooyin ugaar ah
ilaah kumanaystay
by aniga eng galaydh
No comments:
Post a Comment