Anigoo ah
AHMED SAID SALEH galgala/maraje) waxaanu ku farax sanahay isbedelka
kahanaqaday una dhashay maamulka puntland ee madaxweynaha
uu kayahay mudane c/weli maxamed ali gas waxaanu
halkan baaq uga diraynaa mamulka cusub in loo bahan yahay In wax lagaqabto
arimaha cakiran ee laysku hor fadhiyo deeganada calmadow ee(galgala&maraje)
kuna hadlaya afka ardayda waxkabarata jamacadaha dalka iyo dalaka
dibadisaba ee kasojeda deagaanka calmadow ee (
Ee uu horay uu isaga indhatiray maamulkii hore ee uu madaxweynaha ka ahaa c/raxmaan maxamuud (farole). Illeen waa tii somalidu horay u tidhi
saddex waa ladaryeelaa:
1) Dalkaaga
2) Dadkaaga
3) Duugaaga intaa sheyba faroole waa kagaabiyey
oo wax wada hadala uu lagalay majirin oo uu lagalay dadka degaankaas waayo
haday horay ujirtay waxaynu ognahay in markiiba ladhamayn la,haa
Hadaba anagoo ah dhalinarada aqoonyahanada ah markaanu samaynay indha indhayn xogbadana aan u rurinay
waxaanu o gaanay in siyar oo sahlan lagu dhamaykaro khilafaadka iyo isfahanla,aanta kajira
deganadaas anayna ubahnayn awood ee keliya ubahan tahay wada tashi balaaran oo
ay wada yeeshaan dadka deganka,isimada puntland,iyo xukumada
cusub, talooyin lodhanayahayna kasoosaran
Illeen waa tii horay loo yidhi e saddex baa saddex ilaalisa :
1)
Dastuur dowlad baa ilaalisa e
2)
Danaha beelaha duqay baa ilaalisa e
3)
Doorshana dilmuqradiyad baa ilalisa e
Ayna gogol nabadeed u fidi yaan miiska wada hadalkana lawada
fariisto labada dhinacba iyadoo la
ilaalinayo, lana ixtiramayo, xuquqda shacabka iyo degankaba keliya ayna tahay cida dhibtu ka sogarayso Shacabka
reer puntland waayo waxaa horay looyidhi saddex waa
lasoodabaalaa:
1)
Duunyo fooftay
2)
Naagduday
3)
Dagaal sokeeye
intaaba waa lasoo dabaalaa.
Waxaynu ogsonahay in
degmooyinkaasi ay kamid yihiin kuwa ugu muhimsan ee golbolka bari iyo highland haday noqoto dalaga beeraha iyo fooxaba
Waxaan kulatalinaynaa anagoo isku duuban kooxaha hubaysan ee kusugan buraleyda calmadow
in ay wadahadal iyo wada xaajood layeeshan mamulka cusub kalana hadla,aan
waxkasta ay tabanayaan ileeyn dagaal wax
mataree wax fa,iida ah uu keenayaana majiree waxaynu ognahay magaaloyinkaasi ay latartamayeen digmooyinka kale dhamaan
toodna aydhaafen iyagiina burbureen.
Ugudamaytii baqan ujeedadisu waxay tahay in mamulka cusub
sida ugu dhaqsaha badan uu wax uga qabto uguna fidiyo gogolnabadeed muhimada
kowaadna siiyo siduu wadahadal ugu baaqilahaa dhamman ciday khusayso hadii aanu taas samayn madaxweynuhu waxaa
iman doonta in dhibtu intaas kasii badan doonto wax horumara ay puntland
kulaabsanaysana uu san jiri doonin
No comments:
Post a Comment