Wednesday, January 15, 2014

maadaama aynu islaamnahay iga hanta marka hore salaan aad u qaaliya (assalaamu calaykum warax matulaahi)
asxaabta sidaad ogthiinba waxaan pagekan u aas aasay ama aan u abuurey in aan waxkastoo posative ah ugu soo gudbiyo bulshada islaamka ah gaar ahaan kuwa ila dhiiga ah ee ku  hadla afka soomliga ama afkayga hooyo. iyadoo taasi jirto ayaa hadana beryhana waxaan ku jiraa examkii jaamacada oo ii socda mudo todobaad (week) ah ,  intaas halay dulqaato, hana la iisamro  waayo waxaad ku balantay waa inaad siday tahay u fulisaa, marka examku dhamaado waxaan idiin soo gudbin doonaa silsilad qosol badan oo abwaano da'yar is waydaar sanayaan oo u dhacaysa sidii siinleydii oo kale balse iyadu kusocota xarafka (B)
LA SOCOD WANGSAN

No comments: